1-xidhiidhka siyaasadeed: xidhiidhka siyaasadeed ee udhaxeeya labad dal ayaa ah mid aad uweyn oo gaaray heer iskaashi oo dhinac walba ah masar ayaa kaso muuqatay safka hore dowladihii garab istaagay somalia kadib markii ay burburtay kaasi oo kagarab siiyey dhanka cafimaadka iyo waxbarashada kalintasi oo sii xoojisey xiriirka labada dal, hadana waxa socda isbahaysi siyaasadeed iyo colof dagaal oo ay mid kuyihiin masar iyo somalia.
2-xidhiidhka taarikhiga: labada dal waxa kadhaxeysa tarikh aan inta laguso koobi karin boqortoyoyinkii hore ee masar sida faracinta ayaa somalia lasameyn jirtey ganacsiyo taasi oo ka dhigeysa xiriirka taarikhed ee labada dhinac inu mid Zaid u xoogan oo fog, masar iyo somalia ayaa waligood laga sheegin xurguf colaadeed iney so kala dhaxgashay oo waligood waxay ahayen halsaf.
3-xidhiidhka Iskaashiga amniga: labada dal ayaa iska kaashaday amniga gaar ahan mid argagaxisada iyo burcad badeedka, dowlada masar ayaa sheegtay inay dalka somalia uhuri doonto naf iyo maalba.
4-xidhiidhka dhaqale: waxa jira fursado ganacsi iyo maalgashiyo ay dowlada masar ku maalgashaneyso gudaha somalia tasi oo kaalin weyn ka qaadanyasa dib udhiska dalka iyo horumarinta dhaqaale ee labada dal, intaasi kuma koobna waxay ganacsiyo kale oo dheerad ah kasameen doonta xeebaha somalia ayadoo usomareyso dowlada somalia.
5-dhaqdhaqaaqa gobolka: labada dal waxay qayb kayihiin ururuo goboleedyo sida arap league iyo midowga afrika kuwaas oo kashaqeeya isdhaxgalka deplomasiyadeed ee dalalka xubinta ka'ah, masar ayaa umuujisey somalia garab istaag kabaxsan xiriirka diplomasiyadeed ee dalalka afrika ayadoo dunida tustey kaliya somaliya ineysan kala dhaxeynin diin oo ay kadhaxeyso taariikh iskaashi.
guud ahaan, masar iyo Somalia waxay lahayeen xidhiidh wanagsan walina waa uujiraa xidhiidhkaas oo waxay dadaal oogu jiran labada iney horumariyaan xiriirkoda.
0 Comments