"Magaranayo hubka laisku adeegsan doono dagaalka 3aad ee dunida balse waxan huba dagaalka 4aad ee dunida in faasas iyo waramo laisku adeegsan doono" ALBERT ENSTINE
Nuclear bomb waa hubkii ugu xumaa abid aadanahu isticmaalay waana hubkii oogu xuma abid aadanuhu uu sameeyey, waxay isticmaalkisa noqon kartaa bilowga dhabar-go'a aadanaha taasi oo ah xaalad halis, bilowgii hubkan waxa sameeyey dalka mareekanka waana isla dalkii oogu horeeyey hubkan dagaal uisticmaalay waana kii ogu danbeyey ee lsticmaalo hubkan, markii ogu horeesay ee lasameeyo hubkan waxay eheed 16july1945 dagaalki 2aad ee dunida dhaxbartamihisa xiligaasi oo uu dunida ahaa waqtigii dunida oogu dhiig-daadiska badnaaa wuxuna so afjaray dagaalka gabi ahanba dunida dhanna ku beeray argagax, wuxuuna marekanka uisticmaalay japan sanadku markuu ahaa 8August1945 kasii oo kadhigey ina halmar nafta wayan in kabadan 60,000 tiradasi inkabadaneh waa ay kudhawacmatay, tiro ahan inta hada la'ogyahay waxa dunida taala ina kabadan 12,000 taasi oo kadhigan hadii laisticmalo in gabi ahan bani-adamka uu dhabar go'i doono , xiligani dowlad walba waxay shacabkeda udiyaarisey goob ay kaga ganbadan hubkan qatarta badan balse nasiib wanaag in hubkasi laisticmalo waa mid mamnuuc ka'ah dunida oo dhan waa hubka oogu danbeeya ee laisticmalayo hadii dagaal uu dhaco, hadii laisticmaalo hubkan saacadaha oogu horeeyo waxa dhiman doona ku dhawad 1billion oo qof, hubkani waa hub Aad uqatar ah dhibaatana ku'ah jiritanka bani-adamka.
0 Comments