Nidaamka hanti wadaga waa nidaam dhaqaale oo xeerinaya sinaanta bulshada ayadoo lo damacsanyahay in meesha laga saro tacadiyada kadhanka ah Shaqalaha ayaa hab-dhaqalahan waxa kenay aqoonyahan kii karl Marx qarnigii 19aad.
xiligii uu socday kacankii warshadaha ee reer yurub waxa uuna nidaamkan so iftiimay qarnigii 20aad waxa ayna ujeedadu ahayd in Shaqalaha ay gacanta ku dhigan xuquuqda shaqadooda waana mid kadhigi karta bulshada mid isla-eg oo mesha kasaartay kala sareenti bulshada.
waana iney ilaha wax sosaarka iyo hay'adaha laga dhigo danta guud oo loowada simanyahay si'ay meesha ooga baxdo darajada kala saraynta ee bulshada ee rayidka, taasi oo laga wado in qofwalba oo helayo qeybta uu kulahaa wadarta waxso saarka si loo ilaaliyo dheeli-tirnaanta bulshada dowladaha ayaa kafaideystay hab-dhaqalahan ayakoo kaga faideystay in dadkooda ay simaan dhaqaale ahan, dowladaha qaatay nidaamkan ayaa kamid ahaa china,soviet union,vitnam,cupa,somalia,iwm.
nidaamka hanti wadaaga inaad qaadato kama dhigna inaad tahay shuuci oo dadka badankii waxay umaleyan nidaamkan (hanti-wadaga) inuu lamid yahay shuuciyada, balse tasi gabi-ahan waa waxba kama jiraan.
qarnigii 19aad ayaa dowladahii shuuciyinta ee xiligaas jirey ayaa badankood waxay qateen nidaamkan ayakoo ooga dan leh iney kahor imaadan siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaanba rer-galbeedka, rer galbeedka oo heestay nidaamka hanti-gosadka ayey shuuciyinta kaga faideysteen yoolkoda oo aha kahor imaanshaha reer galbeedka.
shuuciyadu waa hab siyaasadeed ku dhisan kali-talisnimo iyo cadaadis bulsho siay fikradaha hogaamiyaha udhaqan galan taasi oo magacii hanti-wadaaga iyo muhiimadii uu xanbaarsanaa dhulka ula gashay markii lagu dhafay siyasada shuucinimada.
Qiso ku saabsan faaidada hantiwadaga
Magaalo yar oo firfircoon oo ku dhex taal buuro rogaal celis ah, waxaa jirtay bulsho ku dhaqma nooc hantiwadaag ah. Qof kasta oo deggan wuxuu wax ku darsaday dheriga la wadaago - hadday ahaan lahayd waqti, xirfado, ama agab. Roodhida deegaanka, tusaale ahaan, waxay dubay rooti maalin kasta, taas oo si xor ah loo wadaago qof kasta.
Hal sano, jiilaal aad u xun ayaa dhacay, taas oo dad badan ku adkeyd in ay urursadaan kheyraadka. In kasta oo ay jireen wakhtiyo adag, haddana niyadda magaaladu ma gilgilan. Derisku waxay isku caawiyaan kulaylka, waxay wadaagaan waxa yar ee cunta ah, waxayna hubinayeen in qofna uusan uga tegin qabow iyo gaajo.
Xilligii gu'ga, markii barafku dhalaalay oo ubaxyadu bilaabeen inay ubaxaan, magaaladu kuma ekaan oo keliya inay badbaaday ee way barartay. Dedaalladii ay wadaageen iyo taageerada labada dhinacba waxay xoojisay xidhiidhkooda. Ma aysan xusin oo kaliya dhamaadka jiilaalka laakiin sidoo kale waxay u dabaaldegeen adkaysigooda iyo wadajirkooda. Dhaqankooda hantiwadaaga, waxay ogaadeen in bulshada xoogageedu ku jiro rabitaankeeda ah inay is-fiirsato, caqabadaha u rogo fursado xiriir qoto dheer.
0 Comments