Hanti-goosadku waa hab dhaqaale oo ku dhisan lahaanshiyaha gaar ahaned ee ilaha wax soo saarka dadkuna ay xur uyihiin abuurashada fursada iyo kafaideysiga qayraatka.
Taariikh ahan wuu kafac weynyahay hantiwadaga, waxa uuna jirey waqti dheer, hanti-gosadku waxaa diirada lagu saraa dhiiri galinta ganacsiga xorta ah.
Dowlada oo aan door muhiim ah kulahayn howshaan ayaa un kukooban canshuur qadis waxayna taasi kadhigan tahay in ay faidadiisu tahay suu oga faideysto waxa so saarka iyo ganacsigiisa xurta ah.
habkan ayaa loga faideystaa in looga horimaado hanti-wadaaga dhaqaale ahaan kaasi oo kadhigey dunida mid uqeybsan 2 midka kowaad mid hanti-wadaag ah oo hantida dalkiisa gacanta ku haayo kuwa ay isku fikrada yihiin ganacsi dhaqaale iyo mid siyaasadeed uu kala dhaxeeyo iyo mid hanti-goosad ah oo dhaqalaha dalkiisa gacanta uusan ku heynin kaliya canshuur qaade ah.
Hadii si kale loo dhigo hanti-goosadku waa waxba igama galin nafteyda unbaa iidaran taasi oo kadhigan in dadkii masaakinta ahaa dowladii ay doorteen xuquuqdooda ay siin weyso oo tagrifal iyo baad ay katimaado halkaas
0 Comments