DHaxalka murugada leh ee laga dhaxlay gumeysiga ayaa wali aduunka kamuuqda, ayadoo gumeysigu uu lamacno yahay dal inu dal kale ku duulo kadib ay ula dhaqmaan si Aad uqaabdaran marka uu qabsado umadaasi waxa uu dila ragoda waxa uu kufsadaa dumarkoda waxa uu badalaa caruurtoda dhaqan ahaan iyo diin ahaan, waxaa kadhashay gumeysiga cawaaqib iyo saameyn faro badan kaasi oo gumeystaha dalka uu qabsado uu lawareego qayradkisa iyo dadkisaba siuu oogu shaqaysto
Boqortoyoyinkii qadiimiga ahaa :
gumeysigu waxaa uu laxariira ilbaxnimadii hore oo ku salaysneed dhulbalaarsiga sida boqortooyadi romanka taasi oo ku dhisneed hab-ganacsi yo hab-sipaasadeed, gumeystaha ayaa umada uu gumeysanayo ula dhaqmi jirey inuu uu geeyo dalka uu kayimid kadibna uu iibiyo si logu shaqaystoh xiligaasi dadka ladhoofinayo waxa so caanbaxay ganacsigii sadex geesodka,
dalalka yurub iyo afrika:
yurub ayaa sahmisey dhulalka aduunka kadibna ay heshay qaarado sida afrika,yurub,asia iyo amerika, qarniyadii 15aad-17aad kaasi oo ay yurub gabi ahaanba dhulalkaasi ay ku duushay kula dhaqantayna tacadiyaatka ay caanka ku yihiin reer yurub haba oogu darnaate afrika kaasi oo loo adeegsan jirey dhulkoda hab ganacsi kheyraadkoda ay wada qaaten gumeystaha, gumeystaha ayaa markii oogu horeesay cagta so saaray afrika qarnigii 16aad.
gumeysiga ka hor:
gumeysiga kahor dhulka ayaa uqaybsanaa 3nooc mid boqortooyo yar oo dhul yar ku fadhisa kana tailso lasameysana ganacsiyo aduunka intiisa kale, mid hoos imaata boqortooyoyinkii caanka aha sida roman empire iyo mid aan wax xadaarad ah kajirin oo dadka chan ay udhaxeeyan mid xoolo dhaqdo iyo mid beeraha fasho oo rer baadiyayaal ah. gumeysiga ayaa waqti dheer awoodi wayey inuu jibiyo awoodihi boqortoyoyinta ahaa kaasi oo marki danbe sameeyey waxyaabihii uu canka kuaahaa ee eheed inuu kala qaybiyo dadka siay udhimato isku duubnidooda. midas caksigeeda waxa ufududaa iney qabsato umadihi an lahayn xadaaradaha ee iska reer miyiga ahaa.
Xeerarki gumeysiga:
shuruucaha gumeysigu aad buu ukala duwanaa ayadoo ku xirneed dadka iyo gobolka, waxa kamid ahaa shuruucahasi:
1:lahaanshaha dhulka iyo kheyraadkisa
2:hababka shaqada
3:caburinta dhaqanka
4:xaalada sharci
Dalalkii oogu caansanaa ee umadaha gumeysan jirey :
England: india,canada,australia,newzeeland,iyo qayb kamid ah africa sida kenya iyo nigeria, iyo jasiiradaha caribbeanka sia Jamaica,barabados iyo qayb kamid ah asia iyo pacific
france: algeria, vietnam, senegal,madagascar, galbedka india sida guedaloupe,martinique), and several pacific island.
spain: Mexico,peru,cuba,filibin, ivo dhulal kala duwan oo kuyaala kaaribiyanka iyo bartamaha ameerika
portugal: barazil, Angola , mozampique , qayb kamid ah india ayo dhulala kala duwan oo ah asia iyo afrika.
italy: libiya,eritereeya, somalia iyo ethiopia qayb kamid
0 Comments