Taarikhda udhaxeysa Somalia iyo ethiopia waa mid dheer oo qalafsan waxaana ku suntan xilliyo colaadeed, nabadeed, iyo isbahaysi is badbadal ah. halkaan waxa ku samen doona dulmar guud oo ku saabsan qodobadda ugu muhiimsan ee udhaxeesa labada dal
Xilliyadii hore iyo kuwii dhexe
Is-dhaxgalkii hore ee somaliya iyo ethiopia ayaa lahaan jirey xiriir qarniyo ah, iyadoo wadooyin ganacsi oo qadiimi ah ay isku xiri jireen gobollada.ganacsatadii somaliya waxay xidhiidh lasamen jireen boqortooyadii Aksumite (ethiopadii hore), taaso lahayd awood ganacsi oo weyn gobolka.
Xilliyadii gumeysiga
Waagi gumeysiga, dabyaaqadii qarniyada 19-aad iyo horaantii 20-aad soomaliya iyo ethiopia waxay soo mareen saamayn gumeysi. Somalia waxay xiligaas ukala qaybsaneed (ENGLAND,FRANCE,IYALY) halka ethiopia kamid ahayd dhowr waddan oo afrika ah oo iska caabiyey gumeysiga, marka laga reebo taliyaaniga oo mudo kooban qabsaday 1930-kii
Gumeysiga kadib
Markii ay xornimada qaaten, labada waddanba waxay lakulmeen caqabado gudaha iyo dibadda ah .1960-kii Somaliya iyo ethiopia gabi ahaanba xiriirkodii wuxuu sii xumaaday markay 1964 uu dhacay dagalkii udhaxeeyey ethiopia iyo somalia , sanado kooban gudahooda waxay somalia gashay gacan militry, oo uu xukumaayey siyaad barre.
Ogaadenia 1977-1978:
Somaliya oo uu xukumaayey siyaad barre ayaa ugada gashay in si xoog ah ay kuso celiso dhulka ogaadenia, halkaana waxaa kadhacay dagaalkii oogu muhiimsanaa ee dhax mara labada dal, somalia oo siyaad barre uu xukumaayey ayaa isku dayday iney so celiso OGADENIA. somalia oo xiligas sameyneysay horu usocod militry ayaa weerar ku qaaday ethiopia dhulka ethiopia 75% dhulkeeda gacanta lagu dhigey adisababa ayaa 30 km loo jirsaday in laqabto ayaa waxa dagaalka so galay russia iyo cuba oo grab uahaa ethiopia iskacaabin waqti dheer qaadatay markii danbe dagaalka waxaa ku jabay somalia.
Muran xuduudedka iyo isqabqabsiga dhuleed
Intii lagu jirey 1980-kii ilaa 1990-kii, waxaa dhacay iskahorimaadyo goos-goos ah , dhaliseyna xiisad siyasadeed oo udhaxeysa labada dal, labada wadanba waxaay lahaayeen kooxyo falagooyin ah kuwaas oo midba midka kle uu taageerayey dhinaca kaso horjeeda, waxa kalo jirey farogalino badan oo kaimaada dhanka ethiopia kadib burburkii dowladii dhexe.
0 Comments