LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

24 SANO OO ARGAGAX AH KADIB



 ....1936 ayuu ku dhashay bartamaha india ee bhopal, india iyo pakistan oo wagaas haldal ahaa waxa uuna ku barbaaray halkaas kuna dhameestay dugsigiisa sare ee schoolka kuna canbaxay intuu halkaas firfircooni iyo karti,kadib ayuu uso hajirey magaalada karachi ee konfurto Pakistan waxa una halka ku bartay cilmiga macaadinta, kadib ayuu kulaabtay gudaha kaganasii haajirey yurub oo ku qaatay shahaadada phd da ee cilmiga macadinta tariikhdu markay eheed 1971 waxa qarxay dagaalkii udhaxeeyey pakistan iyo india ahaana bartay kukala go'en labada wadan, kala go'da waxaa lagu qeexa sababo badan balse sababta saxda ah ayaa ah iney dhanka diinta ukala bexen oo islaam iyo hinduus ukala bexeen, kadib kala tagaas waxaa dhacay xasuuqyo iyo taxadiyaat kadhan ah labada shacab taasi oo abuurtay cadowtinimo hor le oo udhaxeya 2da dal, waqti yar kadib tarikhdu markay eheed 1974 waxaa dhacay projectigii weynaa <smile budha> kasi oo ahaa sameysashadii hubka nuclearka ee dalka india kaasi oo argagax Aad udaran kuabuurey shacabka ilaa heer qaar ay iskaga haajiran dalka gudihiisa cabsi ay kaqaban inuu xasuuq kadhaco halkasi, india kaliya cadow ma'aysan kueheen pakistan kaliya ee waxay cadow kueheed caalamka islaamka oo dhan, pakistaniyinta xiligaas waxay ukala bexeen 2 'mid dalka iskaga tagay iyo mid intuu bixi wayey isku diyaariyey dhimasho madaxdii dalkaas waxay goansatay iney hubkasi sameystan qiimo walbo ku baxaya haday naf tahay iyo haday maal tahay ba waxa so caan baya odhaah cajiba ah oo ahayd "waa inan helnaa hubkaas nuclearka ah hadi aan rabno ina sii jirno " madaxdii dalkasi ayaa dadaal ugashay inay sameystan hubkasi, lakin xaga dhaqaalaha ayey pakistan aad uhooseysay taasi oo kadhigtey caqabad weyn oo hortaagan pakistan waxana si saarned cuna-qabaten ay saaren reer galbeedka taasi oo ay jirto mr khan waxa uu kuso laabta pakistan kadib waqti dheer oo uu kashaqeenayey shirkadaha bacramiya yuraniyamta ee laga sameeyo hubkas, kadi sanado ayaa waxa uu kuso laabtay pakistan tarikhdu markay ehed 1975 waxa uuna kashaqo bilaabay hayada nuclearka ee pakistan oo markasi bilow eheed kadibna oo uu lakulmay madaxdii dalkasi ayaa howlgalki ayey bilaaben 1976 gudaha meel lagu magacaabo kahuta pakistan waxay guda gashay sameysashada hubki ay ubahned dhaqalahana waxaa lagarab istaagay mucamar al-qadafi, ugu danbeyn wey sameysatay hubkii pakistan awoodi kajirtey dhulka hindida waxay noqotey mid isku mid ah oo isku awood ah, pakistan xiligan lajoogo waxay heysataa 170 madax oo nuclear ah, mudo 24sano ayey pakistan mugdi iyo argagax ku jirty ilaa ay kabaxday dhibaatadi mudo dheer kadib, ilaahay kasakow waxa usabab ah nabada pakistan abdul-qadiir khan kasi oo gacanta ugaliyey hubka ugu xun dunida siay nafteda iyo dalkeda oogu difaacdo haalista uu hubkasi leyahay hadaa rabto inaa ogaato raac linkigan https://www.wayeelgarad.com/2024/09/nuclear-bomb.html
 





Post a Comment

0 Comments