“dadka kafogaada guuldarada iyaguna waxay kafogaaden guusha”
masaakin unbaa tahay hadaad quusato .waxa oogu muhimsan waa inad wax
samesay, dadku badankisu waxay ku hadlan taajir iney noqdan kaliya.
sida ay taarikhda xusto nolosha dadka guuleysta wa dadka marwaliba riskiga qata oo khataraha ubareera ,marwaliba oo Aad risk qaadato waa marwaliba oo Aad guuleysato
"hadii aad lahayn awood aad qataraha kuwaajihdo marnaba haku fikirin inad guul gaarto"
taasi waxay kadhigantahay khataraha waajah guusha aad gaartidee cid aan khatar waajihin guul masoo taabato
0 Comments