LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

NIKLOLA TESLA

 


Hal abuurihii technologiyada calamka wax uu dhashay sanadkii 1856, kuna dhashay dalka austria ,wuxuu calim kuahaa physics ka wuxuna ahaa cabqari aad iyo aad oogu fiican hal-abuurka, tasi oo kadhigtey wax badan oo dunida yaala markii dib loo raco inuu asiga ahaa qofkii Oogu horeeyey ee hal-abuura sheygaasi.

-Nalka ama laydhka:sidan ognahay nalka waxaa so Thomas Edison lakin sida xaqiiqda ahi thomas waxa uu kadhacay fikradasi ninkan taasi oo ay jirto waxa kaliya ee laga dhacay intaas bas ma'ahan ilaa dhowr fikaradood sida:

-koroontada 
-nalka korontada 
-raadiyaha wax laga dageysto
-iwm.
Intaso hal-abuur aan so aragnay midna magacisa kuma qorna tasi oo ay sabab utahay ina laqiyaameeyey oo laga dhacay fikrado badan dadka sida ay kutilmaman wuxuu ahaa qof aminsan bani-adan nimada oo caalamka in wax cusub laguso kordhiyo ayaa kala weyned dakhli/dhaqale iyo mansab ba , tasi oo ay jirto mar uu thomas Edison uu ku casusmay bilad sharaf ayuu diidey mar kasu yiri
"bilad aan dharkeyga dulsuro oo ay dadka arkaan mxay itaraysaa marba haday dadka ii arkeenin waxan jiro oo chan inaan Aniga sameeyey ":


Post a Comment

0 Comments