LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

JULIUS CAESER

 

JULIUS CAESER, Generalkii ugu awooda badnaa ciidankii romanka, ahaana kaligii-taliyihii ugu horeeyey caalamka, ahaana aabihii romanka kaasi oo uu ku dhintey gacanta saaxibkisii oogu dhawaa dadka dhahayna oraahda caan baxday ee ahayd, 
"ma xitaa adiga bruts"
 Wuxuu dhashay (12 July 100 BC)waxa uuna dhintey (15 March 44BC),kuna dhashay magaalada caasimada ah ee roma , aabihii wuxuu ahaa qof magac kuleh magaalada roma ,wuxuu dhintay aabihii markuu 16 sano gaaray
Wuxuuna kubiiray ciidanka adeerkii oo uu asoo da'yar ah kagaso dhaxmuuqday dagaalo faro badan xitaa ku dhawaaday inu adeerki mesha kala wareego asigo gaarin 20 sano ilaa adeerkisa oo uu ku dhintey iska-hor imaad kadhacay magaalada roma loogana qabsaday magalada roma, kadib guldaradas julius waxa uu lawareegay hoganka ciidankii adeerkis oo ay so muuqatay geesinimada wilkasi yar mudo faro-badan oo uu cidankasi hogaminaayey waxaa burburay ciidankii heestay roma kadib ayuu kuso laabtay asigoo kaligis ah ,kuna biiray bahda sharci-yaqanada roma ,oo uu kuso muujiyey codkarnimadisa, kadib asigoo safar bada kujiro ayaa la'afduubtey oo madax-furasho lagu dalbaday kadibna laso daayey ,arintii bada ku qabsatay ayuu said ooga carooday abaabulayna ciidamo badeed si oo uuga aarguto dadkii afduubtay madax furashada na kuso daayey ,waa uu ka'argutay waa uuna jibiyey burcad-badedki ,markii oo uu kuso labtay magalada roma ayey sumcadisu aad ubalaaratay ,waqti yar kadib so laabashadisii ayaa loo magacaabay abanduule sare oo katirsan ciidanka romanka ,kadib guulo badan oo isdaba joog ah sumcad farobadana oo uso hoyey boqortoyada waxay u wakilatay inuu madax kanoqdo spain waxa uuna so bandhigey heybadisa mamulida iyo hogamined intuu spain joogay waqti badan oo uu spain uu kusugnaa waxa uu dib ooguso laabtay roma dadaal faro badan kadib waxa uu noqday madaxa oogu sareeya roma waxa uuna laso baxay haldoornimo iyo hogaamin adag waxa uuna uistaagay inuu balaariyo boqortooyada roma waxana uuna gacanta kuso dhigey Boqortoyada England iyo yurub oo dhan oo wagas loo yaqaanay dhulka Gaawl , waxa uuna Julius noqday mid aad sumcad oogu leh yurub noqdeyna dhiigyo-cab laga baqo intuu kumaqnaa dhulbarsigas waxaa lagu sameeyey afganbi kadib ayuu magaladii roma kuso qaaday dagaal asigoo wata ciidan tiro badan dibna ooguso celiyey xukunkisii waxa uuna dowladii romanka kahirgaliyey heykal dowladnimo oo ilaa hada lagu daydo waxa uuna xukunkisii gaarsiyey ilaa dhulka masar 
      SHIRQOLKII LAGU DILAY CAESER:
Aqalka odeyasha ee roma ayaa waxa bilowdey gadood loga hinasay sumcada boqorka caeser oo sii baaheysay kadibna waxay maleegen qorshe lagu dilaayo boqorka ,kadib kaso laabashadisii uu kaso laabtay dhulka masar aya malin asigoo khudbad kajeedinaya aqalka odoyasha ee roma waxa si kadis ah halmar weerar ooguso qaaday odeyaashii oo uu ukhudbadeenayey tiro gaareysa 60 odey oo uu kujiro zxpkisii dadka oogu dhawaa ee brotus halkaasi ayuuna ku dhintey boqorkii aadka looga baqi jirey ee julius caeser ,waxana lagu tiriyaa dhimashidiisi khiyanadii dunida oogu foolxumed.

Post a Comment

0 Comments