"Ku dadaal kaliya inaadan noqonin mid guuleystay ee ku dadaal inad noqoto mid qiimo leh"
Saynisyahankii caanka ahaa ayaa odhahdan yidhi lakin sida xaqiiqda ah dad badan waa ay ku wareeren hadalkisa , odhahdan oo uu kajeediyey qasriga laga xukumo dalka England ayuu ku tilmaamay gusha hadaysan qiimo kuu yeeleynin macno maleh lakin waa inad ku dadasha inad noqoto qof qiimo badan kadibna ku dadaal guushada .
0 Comments