Adolf hitler qabyaladistihii dunida uweynaa ahaana kaligii taliyihii ugu arxanka darnaa wuxuu dadko dhan u'arkayey in loo abuuray uadeegida qabilkisa Hitler waxaa uu dhashay sanadka <April 20 1889>waxa uu ku dhashay magalada Braunau am inn waxa una dhintey sanadku markuu ahaa <april 30 1945> waxa uu ku dhintey magalada Berlin yarantisii waxa uu kuso koray dalka Austria gaar ahan Braunau am inn macluul daran oo degankasi kajirtey awgeed waa uu iskagazo tagay unaso hajirey halkasi iyo caasimada dalkasi ee vienna kadibna oogazii gudbay dalka germalka dagalkii kowad ee dunida ayuu ka qaybgalay asigoo kamid waxda isgarsinta ee germalka waxaa uu ku dhaawacmay dagalka gudihiisa asigo fariin uwada ciidanka germalka kadib halgan dheer iyo geesinimo oo uu ku muujiyey dagalkasi waxaa lagudoonsiyey billada geesinimo ee dagalka, kadib markii uu dhamaaday dagalka kowad ee dunida waxaa uu ku biiray kacan dhalinyaro oo loogazo horjeday xukuumada meshaas katalineysay dhalinyaradii waxaa hogaan uahaa hitler, waxay iskudayeen afganbi dhicisoowey oo ay rabeen in ay xukunka kula wareegan, balse hitler waxaa lo taxabay xabsiga kaasi oo lagu xukumay 3sano oo xaarig mudo 9bilood ah marku meshaas uu ku jirey aya waxa uu ku dhawaaqay inu fikirkii kalaabtay xabsiga waa uu kaso baxay biladii gesinimo oo uu horey uqatay awgeed taasi oo sumcad ku dhaxsiineysay ciidanka dhaxdiisa mudo yar kadib hitler aya uistaagay xilka madaxtinimo ee dalkasi waa uuna ku guuleystay
Hab siyaasadeedkii Adolf Hitler ee guracnaa:
"yuusan marnaba qalqal kaa galin dagaalka waayo dagaalka waxaa loo baahanyahay inaad qasaarahaga xakameen karto"
Hitler germany markuu xukunkeeda lawareegay asigoo matalayaa xisbiga naaziga ah ee germalka waxaa uu ka dhigey dal dagaal ujoog ah dabeecadihiisa iyo afkartisa oo usameysnaa sida dandansiga ayaa kadhigey germalka mid dagaal ujoog ah xitaa mausan cafinin dalalkii dagalka kowaad kula jiray, waxa uuna si cad diiday warqadihii heshiiska ay dowlado dhan ku mideysnayen kaasi oo ku tilmaamay dulmi kadhan ah germalka.
markii uu xukunka dalkaasi uu imaaday waxa uu ku dhawaaqay dib uhabenta ciidanka dalkaasi oo waqti yar gudihiisa cidanka iyo cududa germany waxay gaartay meeshi abid oogu sareesay, hitler aso kaduulayo fikradisa midab-takoorka waxa uu laayey yahuud ku nooled germalka oo dhan 7-8million kaasi oo kadhigan xasuuq an cadi ahayn waxa uu xulufo lahaa dalka taliyaniga oo markasi xukumayey Benito mussolini kasi oo ay kamideysnayen nacaybka shuuciyada taasi oo kadhigtey in ay halmel Kawada duulan tagan waxa uu gacanta ku dhigey inta badan yurub taasi oo awoodisa caalamka laga dareemay waxa uu lawareegay dalal ay kamid yihin (austria-poland) kuna dhawaaday inuu jibiyo awoodi rushka ee markasi kacsaned kadib waxa uu ku jabay dagalki 2aad ee dunida kadibna laburburiyey dalkii uu so disey kadibna asiga uu gacantisa isku diley.
0 Comments